Ra’yiga Dadweynaha

 

3d people - man , person and conceptual image of feedbackKusoo Dhawoow Bogga Rayiga Dadweynaha ee Shabakada Ramaasnews. Boggani waa bogga Rayiga, waa bog qof kastaa ku cabiri karo fikirka uu qabo ee ku aadan mawduuc uu isagu doorto. Marwalba rayiga wax dhisaya ee aan waxba duminahayn. Rayi ka madhan Naxli iyo qabyaalad, mid si cilmiyeysan oo bisayl ku jiro qofku waxa uu aaminsanyahay ugu cabiro.

Gudoomiyaha Dallada Guud Ee Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Ku Nool Dalka Jarmalka Oo La filayo Inuu Socdaal Ku Yimaado  Magaalada Hargeysa Iyo Ujeedada Socdaalkiisa

Hargeysa(Ramaas)March . 11, 2016-Gudoomiyaha dallada guud ee jaaliyadda reer somaliland ee ku nool dalka jarmalka Dr Cabdifataax Cismaan  ayaa la filayaa inuu socdaal maalinta bari ah ku yimaado maaalada hargeysa. Waxaana gudoomiyaha socdaalkan uu ku imanayo magaalada hargeysa daaran yahay sidii uu  kulamo ula qaadan lahaa dhalinyarada dalka somaliland isla markaan uu ugu dhiri galin… Read more »