Ra’yiga Dadweynaha

 

3d people - man , person and conceptual image of feedbackKusoo Dhawoow Bogga Rayiga Dadweynaha ee Shabakada Ramaasnews. Boggani waa bogga Rayiga, waa bog qof kastaa ku cabiri karo fikirka uu qabo ee ku aadan mawduuc uu isagu doorto. Marwalba rayiga wax dhisaya ee aan waxba duminahayn. Rayi ka madhan Naxli iyo qabyaalad, mid si cilmiyeysan oo bisayl ku jiro qofku waxa uu aaminsanyahay ugu cabiro.

Qaranimo Qabiil Eeday Iyo Qalin Qalooc Yeeshay!

“Suldaan Seef La Bood Ah Iyo Suxufi Sumili Doon Ah Ayaa Horseed U Ah Dagaalka Qabow Ee Qabyaalada” Isbadalka habeenka iyo maalinta ee joogtada ah ayaa xambaarsan kala duwaanshaha joogtada ah dhacaya maali kasta Soomaaliduna waxay tidhaa “Waagii baryaaba waayo leh”. Hadaba bulshada Somaliland maalinba waxa ay waajahaysaa waayo kala duwan oo dhib iyo dheefba… Read more »