News

 

Depositphotos_21071341_originalKusoo Dhawaada Bogga wararka iyo dhacdooyinka Ramaasnews.com. Kala soco boggan wararkii ugu danbeeyay ee dalka, gobol walba iyo degmo walba, wararka Mandaqada Geeska Africa, kuwa Qaarada Africa, iyo wararka Caalamkaba. War Huban iyo Wakhti ku Haboon!

 

Gudoomiye Cirro Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Saaka Safar Kaga Jarmaaday Magaalada Hargeysa+Halka Ay Usii Jeedaan Iyo Ujeedada Socdaalkooda

Hargesa(Ramaas)September.21,2017-Gudoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa saaka safar kaga jarmaaday magaalada Hargeysa. Waxaana ay waftigan kusii jeedaan magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal,waxaana waftiga murrashax Cirro hogaaminayo qayb wayn ka ah hogaanka iyo masuuliyiinta xisbiga WADDANI,waxaana waftigan soo dhawayn balaadhan oo dhoolatus… Read more »