News

 

Depositphotos_21071341_originalKusoo Dhawaada Bogga wararka iyo dhacdooyinka Ramaasnews.com. Kala soco boggan wararkii ugu danbeeyay ee dalka, gobol walba iyo degmo walba, wararka Mandaqada Geeska Africa, kuwa Qaarada Africa, iyo wararka Caalamkaba. War Huban iyo Wakhti ku Haboon!

 

Xildhibaan Xaaji Cabdi Waraabe Oo Baaq Culus U Direy Beelaha Ku Diriraya Ceel-afwayn

1

Hargeysa(Ramaas)July.22.2017-Xildhibaan Xaaji Cabdi Waraabe oo kamid ah mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa baaq culus u diray beelaha walaalaha ah ee ku diriraya deegaanka Dararwayne ee degmada Ceel-afwayn,waxaana uu ugubaaqay inay kaa waantoobaan dirirta.   Halkan hoose ka daawo muuqaalka       Ramaasnews-desk Ramaasnews@gmail.com