News

 

Depositphotos_21071341_originalKusoo Dhawaada Bogga wararka iyo dhacdooyinka Ramaasnews.com. Kala soco boggan wararkii ugu danbeeyay ee dalka, gobol walba iyo degmo walba, wararka Mandaqada Geeska Africa, kuwa Qaarada Africa, iyo wararka Caalamkaba. War Huban iyo Wakhti ku Haboon!

 

Waxgaradka Iyo Dhalinyarada Degmada Maxamed Mooge Ee Magaalada Hargeysa Oo Ku Baaqay In Laga Wada Qayb Qaato Dhamaystirka Dhismaha Wadada Digaale

Hargeysa(Ramaas)March . 4, 2016-Waxgaradka iyo dhalinyarada degmada Maxamed Mooge ee magaalada hargeysa ayaa uga ugu baaqay bulshada somaliland ee ku kala sugan gudo iyo dibadba iyo waliba xukumadda somaliland in laga wada qayb qaato dhamaystirka wadada Digaale ee isku xidha degmooyinka Axmed Macali Haaruun , Maxamed Mooge iyo madaarka Cigaal ee magaalada hargeysa. Sidoo kalena… Read more »