News

 

Depositphotos_21071341_originalKusoo Dhawaada Bogga wararka iyo dhacdooyinka Ramaasnews.com. Kala soco boggan wararkii ugu danbeeyay ee dalka, gobol walba iyo degmo walba, wararka Mandaqada Geeska Africa, kuwa Qaarada Africa, iyo wararka Caalamkaba. War Huban iyo Wakhti ku Haboon!

 

Deg Deg:- Rabashado Degmada Dilla Ee Gobolka Awdal Ku Dhex Maray Maanta Taageerayaal Ku Kala Abtirsada Xisbiyada WADDANI Iyo KULMIYE Iyo Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ah Ee ka Dhashay+Sababta

Hargeysa(Ramaas)September.21,2017-Wararka hadda naga soo gaadhaya magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal soona gaadhaya Ramaasnews ayaa waxay sheegayaan in rabashado khasaare sababay ay maanta degmada Dilla ee gobolka Awdal uu ku dhex maray taageerayaal ku kala abtirsada xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE,kadib markii maanta wafti balaadhan oo uu hogaaminayo murrashaxa madaxwayne ee xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro… Read more »