News

 

Depositphotos_21071341_originalKusoo Dhawaada Bogga wararka iyo dhacdooyinka Ramaasnews.com. Kala soco boggan wararkii ugu danbeeyay ee dalka, gobol walba iyo degmo walba, wararka Mandaqada Geeska Africa, kuwa Qaarada Africa, iyo wararka Caalamkaba. War Huban iyo Wakhti ku Haboon!

 

Xaflada Daahfurka Diwaangalinta Codbixiyayaasha Oo Goordhawayd Ka Bilaabmatay Magaalada Berbera+Sawiro

Hargeysa(Ramaas)March . 10, 2016-Xaflad lagu daah furayo diiwaangalinta codbixiyayaasha gobolka Saaxil ayaa mardhawayd ka furantay magaalada berbera ee xarunta gobolka saaxil. Xafladan daahfurka ah ayaa ahayd mid lagu kala dirayay shaqaalaha ka hawl galaya goobaha diiwaangalinta ka furmayso. Waxaana furintaanka xafladan ka qayb galay masuuliyiinta xisbiyada, Wadani, Kulmiye, Iyo Ucid,  Gudida komishanka doorashooyinka qaranka iyo… Read more »