News

 

Depositphotos_21071341_originalKusoo Dhawaada Bogga wararka iyo dhacdooyinka Ramaasnews.com. Kala soco boggan wararkii ugu danbeeyay ee dalka, gobol walba iyo degmo walba, wararka Mandaqada Geeska Africa, kuwa Qaarada Africa, iyo wararka Caalamkaba. War Huban iyo Wakhti ku Haboon!

 

Gudida Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Amba Bixiyay Shaqaalihi Iyo Gaadiidkii Ka Hawl Galayay Goobaha Diiwaangalinta Gobolka Maroodi-jeex+Sawiro

Hargeysa(Ramaas)April.29,2016-Gudida komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa maanta magaalada hargeysa ka amba bixiyay shaqaalihii iyo gadiidkii ka hawl galyay diiwaangalinta codbixiyayaasha oo maalinta bari ah ka bilaabmaysa gobolka maroodi-jeex. Waxaana munaasibasd kooban oo loo qabtay amba baxinta shaqaalaha, agabka iyo gadiidka ka hawl galaya goobaha diiwaangalinta goob joog ka ahaa masuuliyiinta saddexda xisbi qaran, gudida komishanka… Read more »