News

 

Depositphotos_21071341_originalKusoo Dhawaada Bogga wararka iyo dhacdooyinka Ramaasnews.com. Kala soco boggan wararkii ugu danbeeyay ee dalka, gobol walba iyo degmo walba, wararka Mandaqada Geeska Africa, kuwa Qaarada Africa, iyo wararka Caalamkaba. War Huban iyo Wakhti ku Haboon!

 

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Oo Soo Gabagabaysay Dacwad U Dhaxaysay Masuuliyiinta Wasaaradda Deegaanka Somaliland Iyo Muwaadin Reer Somaliland Ah+Qaabkii Uu Xukunku U Dhacay+Sawiro

Hargeysa(Ramaas)April.29,2016-Maxkamadda gobolka marooi-jeex ayaa maanta si rasmi ah usoo gabagabaysa dacwad indhaha bulshada ku cusbayd oo u dhaxasay masuuliyiinta wasaarada deegaanka Somaliland iyo muwaadin reer Somaliland ah oo lagu magacaabo Cabdilaahi Haaruun Daa’uud. Dacwad aya ahayd mid ay msuuliyiinta wasaarada deeganaka Somaliland ku eedeyeen ninkan muwaadinka ah inuu ka ganacsado gubista iyo goynta dhirta qoyan isagoona… Read more »