News

 

Depositphotos_21071341_originalKusoo Dhawaada Bogga wararka iyo dhacdooyinka Ramaasnews.com. Kala soco boggan wararkii ugu danbeeyay ee dalka, gobol walba iyo degmo walba, wararka Mandaqada Geeska Africa, kuwa Qaarada Africa, iyo wararka Caalamkaba. War Huban iyo Wakhti ku Haboon!

 

Jaaliyada Dalka Jabuuti Oo Xafiis Cusub Ka Furay Magaalada Borama Iyo Nuxurka Khudbadihii Laga Jeediyay Goobta

Hargeysa(Ramaas)March . 10, 2-16-Jaaliyada wadanka Jabuuti ee dhalasho ahaan kasoo jeeda Somaliland gaar ahaana gobolka Awdal ayaa maanta xafiis cusub ka furay magaalada borama. Waxana furitaaanka xafiiskaa oo ay kaso qayb galeen maamulka gobolka Awdal Ka Degmada Borama halkaasi laga soo jeediyay khudbaddo dhinacyo badan taabanaya. Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka Ramaasnews-desk Ramaasnews@gmail.com