News

 

Depositphotos_21071341_originalKusoo Dhawaada Bogga wararka iyo dhacdooyinka Ramaasnews.com. Kala soco boggan wararkii ugu danbeeyay ee dalka, gobol walba iyo degmo walba, wararka Mandaqada Geeska Africa, kuwa Qaarada Africa, iyo wararka Caalamkaba. War Huban iyo Wakhti ku Haboon!

 

War Deg Deg Ah:-Madaxwaynaha Somaliland Oo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyey Laba Masuul Oo Kamida Xukumaddiisa+Magacyada Masuuliyiinta Xilka Laga Qaaday

Hargeysa(Ramaas)April.29,2016-Madaxwaynaha Somaliland mudan eAxmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo”ayaa digreeto soo saaray mardhawayd waxa uu xilkii ka qaaday laba masuul oo katirsan xukumaddiisa. Waxaana digreetada uu soo saaray madaxwaynuhu ay u dhignayd sida tan WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay, JSL/M/XILQ/249/1-3973/042016 uu xilalkii ay qaranka u hayeen kaga… Read more »