News

 

Depositphotos_21071341_originalKusoo Dhawaada Bogga wararka iyo dhacdooyinka Ramaasnews.com. Kala soco boggan wararkii ugu danbeeyay ee dalka, gobol walba iyo degmo walba, wararka Mandaqada Geeska Africa, kuwa Qaarada Africa, iyo wararka Caalamkaba. War Huban iyo Wakhti ku Haboon!

 

Gudoomiye Cirro Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiin Ka Mida Aqalka Congresska Iyo Senateka+Qodobadii Laga Wada Hadlay+Sawiro

Hargeysa(Ramaas)April.30,2016-Wefti ballaadhan oo ka socday Somaliland ayaa maanta kulan la qaatay labada gole baarlamaan ee dalka Maraykanka ee Senateka iyo Congresska, kulanka oo socday saacado tiro badan ayaa labada dhinac ay kaga wada hadleen qodobo kala duwan oo ay ugu muhiimsanaayeen Aqoonsiga Somaliland, Xidhiidhka Diplomaasiyadeed ee labada dhinac, Doorashooyinka iyo sidii Maraykanku u kordhin lahaa… Read more »