News

 

Depositphotos_21071341_originalKusoo Dhawaada Bogga wararka iyo dhacdooyinka Ramaasnews.com. Kala soco boggan wararkii ugu danbeeyay ee dalka, gobol walba iyo degmo walba, wararka Mandaqada Geeska Africa, kuwa Qaarada Africa, iyo wararka Caalamkaba. War Huban iyo Wakhti ku Haboon!

 

Jahliyadda Reer Somaliland Ee Dalka Kenya Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah U Sameeyey Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Iyo Wafti Uu Hogaaminayo+Sawiro

Hargeysa(Ramaas)April.30,2016-Jaaliyadda Somaliland ee dalka Kenya, gaar ahaan kuwa ku nool magaalada Nairobi, ayaa soo dhawayn aanay u kala hadhin u qaabilay weftigii Guddoomiyaha, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbal-xaakimka KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi. Munaasibad ballaadhan oo ay soo qabanqaabisay jaaliyadda Somaliland eek u dhaqan dalka Kenya, laguna qabtay xarunta shirarka loo yaqaan KISS ee magaalada Nairobi… Read more »