News

 

Depositphotos_21071341_originalKusoo Dhawaada Bogga wararka iyo dhacdooyinka Ramaasnews.com. Kala soco boggan wararkii ugu danbeeyay ee dalka, gobol walba iyo degmo walba, wararka Mandaqada Geeska Africa, kuwa Qaarada Africa, iyo wararka Caalamkaba. War Huban iyo Wakhti ku Haboon!

 

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Oo Mar Kale Dib U Muddaysay Dhagaysiga Dacwad Ciqaabeed Ay Madaxtooyadu Dabada Ka Riixayso Oo Lagu Soo Oogay Wargeyska Ogaal Iyo Gudoomiyaha Wargeyska Oo Ka Hadlay Dacwada

Hargeysa(Ramaas)April.30,2016-Maxkamadda gobolka maroodi-jeex ayaa mar kale dib u mudaysay dhagaysiga dacwad ciqaabeed madaxtooyadu dabada ka riixayso oo lagu soo oogay wargeyska madaxa banana ee Ogaal. Waxaana maxkamaddu ay ka dhigtay wakhtiga la qabanayo dhagaysiga dacwadan maalinta khamiista ee fooda inagu soo haysa ee kuu beegan May-5-2016, waaa sida ay noo sheegeen qareenada u doodaya wargeyska… Read more »