News

 

Depositphotos_21071341_originalKusoo Dhawaada Bogga wararka iyo dhacdooyinka Ramaasnews.com. Kala soco boggan wararkii ugu danbeeyay ee dalka, gobol walba iyo degmo walba, wararka Mandaqada Geeska Africa, kuwa Qaarada Africa, iyo wararka Caalamkaba. War Huban iyo Wakhti ku Haboon!

 

Gudoomiyaha Dallada Naafada Somaliland Oo Dadka Naafada Ah Ugu Baaqday Inay Ka Qayb Galaan Diiwangalinta Codbixiyayaasha Baaqna U Dirtay Xukumadda Iyo Xisbiyada Qaranka

Hargeysa(Ramaas)April.30,2016-Gudoomiyaha dalada ay ku bahoobeen bahwaynta naafada Somaliland marwo Nuura ayaa dadka naafadaha ee ku nool gobolada iyo degmooyinka dalka Somaliland ugu baaqday inay ka qayb qaataan diiwaangalinta codbixiyayaasha ee ka bilaabmaysa gobolka maroodi-jeex  isla markaana ay qaataan kaadhka lagu codaynayo. Waxaaa marwo Aamina ay sheegtay in dadka naafada ah ay ka qayb qaadan karaan… Read more »