News

 

Depositphotos_21071341_originalKusoo Dhawaada Bogga wararka iyo dhacdooyinka Ramaasnews.com. Kala soco boggan wararkii ugu danbeeyay ee dalka, gobol walba iyo degmo walba, wararka Mandaqada Geeska Africa, kuwa Qaarada Africa, iyo wararka Caalamkaba. War Huban iyo Wakhti ku Haboon!

 

Ninka Xoolaha Umadda Iminka Haysta Haysku Dooran-Waa Waraabe Aad Ku Tidhi Adhiga Ii Raac……!Jamaal Cali Xuseen

Hargeysa(Ramaas)March . 11, 2016-Qoraal Uu Baahiyey Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xusen Oo Uu Halkudhig Uga Dhigay NIMAAN KUU TUDHEYN YAANU KUU TALIN. Ayuu Kaga Hadlay Loolanka Siyaasadeed Ee Xisbiyada Qaranka Iyo Murashaxinta Tartamaysa Waxanu Indhaha Bulshada Ku Jeediyey Xilalka Iyo Hantida Ummadeed Ee Ay Gacanta Ku Hayaan Ragga Kula Tartamaya Doorashadu… Read more »