News

 

Depositphotos_21071341_originalKusoo Dhawaada Bogga wararka iyo dhacdooyinka Ramaasnews.com. Kala soco boggan wararkii ugu danbeeyay ee dalka, gobol walba iyo degmo walba, wararka Mandaqada Geeska Africa, kuwa Qaarada Africa, iyo wararka Caalamkaba. War Huban iyo Wakhti ku Haboon!

 

Kulan Balaadhan Oo Deeq Loogu Ururinayay Dadka Abaaruhu Saameeeyeen Ayaa Ka Dhacay Magaalada Minnesota Ee Dalka Maraykanka+Sawiro

5

Hargeysa(Ramaas)March . 8, 2016-Kulan balaadhan ayaa ka dhacay magaalada Minnesota ee cariga Maraykanka todobaadkii la soo dhaafey. Kulankan ayaa waxaa lagu ururinayey deeq ku aadan abaaraha sida ba’an u naafeeyey dad iyo xoolaba ee ku habsadey dalka Soomaaliland. Waxaa mahadnaq dheeraad ah mudan qabanqaabiyayaashii u guntadey hawshani inay u fusho una dhacdo si qurux badan…. Read more »