News

 

Depositphotos_21071341_originalKusoo Dhawaada Bogga wararka iyo dhacdooyinka Ramaasnews.com. Kala soco boggan wararkii ugu danbeeyay ee dalka, gobol walba iyo degmo walba, wararka Mandaqada Geeska Africa, kuwa Qaarada Africa, iyo wararka Caalamkaba. War Huban iyo Wakhti ku Haboon!

 

Faysal Cali Waraabe Oo Markii Ugu Horeysay Afkiisa Ka Qirtay Arrin Lagu Xaman Jiray Oo Ahayd In Xisbiga KULMIYE Iyo Xisbigiisa UCID Hal Xisbi Wada Ahaayeen

Hargeysa(Ramaas)Nov.21,2017-Murrashaxii xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa markii ugu horeysay afkiisa waxa uu ka qirtay goordhawayd uu warbaahinta kula hadlayay gurigiisa in xisbigiisa UCID iyo xisbiga KULMIYE ay ahaayeen hal xisbi kaliya,taas oo lagu xaman jiray.   Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka     Ramaasnews-desk Ramaasnews@gmail.com