News

 

Depositphotos_21071341_originalKusoo Dhawaada Bogga wararka iyo dhacdooyinka Ramaasnews.com. Kala soco boggan wararkii ugu danbeeyay ee dalka, gobol walba iyo degmo walba, wararka Mandaqada Geeska Africa, kuwa Qaarada Africa, iyo wararka Caalamkaba. War Huban iyo Wakhti ku Haboon!

 

Xukuumadda Somaliland Oo Maanta Magaalada Berbera Ka Dhoofisey Dad Dhalasho Ahaan Kasoo Jeeda Somaliya Oo Mudooyinkii U Danbeeyey Ku Sugnaa Berbera

1

Hargeysa(Ramaas)July.22,2017-Xukuumada Somaliland oo ay weheliyaan hay’adaha  kala shaqeeya gargaarka dadka kasoo barakacaya dalka Yemen ayaa manta si wada jir ah dalka Somaliland uga amba-bixiyey in ka badan Boqol qof oo todobaadkii ugu danbeeyey ku sugnaa magaalada Berbera, kadib markii laga soo celiyey dalka Yemen. Waxaana dadkaasi loo dhoofiyey dalka Somaliya,iyaga oo diyaarada Ocean ay ka… Read more »