News

 

Depositphotos_21071341_originalKusoo Dhawaada Bogga wararka iyo dhacdooyinka Ramaasnews.com. Kala soco boggan wararkii ugu danbeeyay ee dalka, gobol walba iyo degmo walba, wararka Mandaqada Geeska Africa, kuwa Qaarada Africa, iyo wararka Caalamkaba. War Huban iyo Wakhti ku Haboon!

 

Xukuumadda Somaliland Oo Xidhay Sarkaal ka Tirsan Xisbiga WADDANI Horena Xil Uga Soo Qabtay Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo+Magaciisa Iyo Sababta Lala Xidhiidhinayo Xadhigiisa

Hargeysa(Ramaas)Nov.22,2017-Xukuumadda Somaliland ayaa goordhawayd xidhay sarkaal ka tirsan xisbiga WADDANI horena xil wasiirnimo uga soo qabtay xukuumadda madaxwayne Siilaanyo kaas oo mudooyinkii u danbeeyey ku sugnaa magaalada Hargeysa. Sarkaalkan ka tirsan xisbiga WADDANi ee xukuumaddu saaka xidhay ayaa ah Dr Maxamed Yaasiin oo hore usoo qabtay xilka wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee xukuumadda madaxwayne… Read more »