Fikirka Aqoonyahanka

 

Graduation cap and diploma, vectorKusoo Dhawoow bogga Fikirka Aqoonyahanka ee Shabakada Ramaasnews. Boggani waa madal kulmisa aqoonyahanka kala duwan ee bulshada, ardayda jaamacadaha iyo khubarada mihnadaha gaarka ah si ay ugu soo bandhigaan fikirkood ku aadan arimaha ka taagan Mandaqada Geeska Afrika iyo tan caalamkaba, ha noqdaan arimaha bulshada, kuwo dhaqan-dhaqaalaha, siyaasada iwm . Boggani waa bogiinii, waa boggii qormooyinka cilmibaadhista ku salaysan. Shabakadu waxay ku dhiiri galinaysaa inay akhristayaashu mihnadooda qoraal iyo falanqayneed kusoo bandhigaan madashan.

“Waxba Yaan Mashruuc La Hinjiyo Iyo Heed La Ii Qodine,…… ” Qalinkii: Dr. Xuseen Muxumed Maxamed (Xuseen-Xoog)

Nin abwaan ah oo gabay fiican meel fagaare ah ka tiriyey ayaa gabaygiisa ku bilaabay: Kolkastoo la gaadhaba adduun kiis hor laa imane Midh kutidhi-kuteen ihi                Mar buu hadimo keenaaye Kelmed layska sheeg-sheego         oo loo kufaa badane Kolley iyo kolleytana                     khilaaf waa karaahiyo  eh          Anigoo kaskay doodayoo                kal iyo laab xaadhan Kaftan laguma daalee                      run… Read more »