Fikirka Aqoonyahanka

 

Graduation cap and diploma, vectorKusoo Dhawoow bogga Fikirka Aqoonyahanka ee Shabakada Ramaasnews. Boggani waa madal kulmisa aqoonyahanka kala duwan ee bulshada, ardayda jaamacadaha iyo khubarada mihnadaha gaarka ah si ay ugu soo bandhigaan fikirkood ku aadan arimaha ka taagan Mandaqada Geeska Afrika iyo tan caalamkaba, ha noqdaan arimaha bulshada, kuwo dhaqan-dhaqaalaha, siyaasada iwm . Boggani waa bogiinii, waa boggii qormooyinka cilmibaadhista ku salaysan. Shabakadu waxay ku dhiiri galinaysaa inay akhristayaashu mihnadooda qoraal iyo falanqayneed kusoo bandhigaan madashan.