Fikirka Aqoonyahanka

 

Graduation cap and diploma, vectorKusoo Dhawoow bogga Fikirka Aqoonyahanka ee Shabakada Ramaasnews. Boggani waa madal kulmisa aqoonyahanka kala duwan ee bulshada, ardayda jaamacadaha iyo khubarada mihnadaha gaarka ah si ay ugu soo bandhigaan fikirkood ku aadan arimaha ka taagan Mandaqada Geeska Afrika iyo tan caalamkaba, ha noqdaan arimaha bulshada, kuwo dhaqan-dhaqaalaha, siyaasada iwm . Boggani waa bogiinii, waa boggii qormooyinka cilmibaadhista ku salaysan. Shabakadu waxay ku dhiiri galinaysaa inay akhristayaashu mihnadooda qoraal iyo falanqayneed kusoo bandhigaan madashan.

Somaliland Iyo Budhcadda Caalamiga Ah Ee Dhinaca Dhaqaalaha Iyo Siyaasadda.

Assalamu calaykum waraxmatulahi wabarakatuhu dhamaan akhyaarta sharafta heh ee akhrisan doonta maqaalkayga ee ay kamid yihiin masuuliyiinta dawlada Somaliland. Maqaalkaygani waa baraarujin iyo toosin cidna kucaayimaayo dan gaar ahna kamalehi, waxaan usoo qoray maadaama wadanka ay inaga saarantahay masuuliyad shakhsi, mid wadar shacab iyo mid dawladeedba, sidaa darteed waxaan jeclaaday in aan ku baarujiyo dawladeena… Read more »