Daacish Oo Gebi Ahaanba Laga Qabsaday Raqa

Hargeysa(Ramaas)Oct.17,2017-Xoogagga uu Mareykanka taageero ee ciidamada dimuquraadiga ee Suuriya ayaa sheegaya in haatan gebi ahaanba la wareegeen magaalada Raqa oo xarun u ahaan jirtay kooxda la baxday Dowladda Islaamka. Gudaha magaalada ayaa la sheegayaa in ay ku hareen tiro yar oo ka tirsan mintidiinta kooxdani, gaar ahaanna meel u dhow cusbitalka guud iyo garoonka kubadda… Read more »