“Maxamuud Xaashi Labada Dhinac-ba Wuu Seegay (Muuse Biixi Iyo Beeshiisa-ba) ” W/Q Xamse Maxamed Iiman

Wasiirka wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi waa siyaasi in badan siyaasada ku soo jiray, waxaanu noqday Maayirkii ugu horreeyey ee magaalada Burco, sidoo kale waxa uu ka mid noqday lix xildhibbaan oo hab beeleed loogu soo doortay shirkii Boorama, hadda waxa uu ka tirsan yahay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Markii lagu dhawaaqay xisbiga KULMIYE muddo… Read more »