Raqqa Xaruntii Kooxda IS Oo La Qabsaday

Hargeysa(Ramaas)oct.17,2017-Isbahaysi Kurdiyiinta Suuriya ah oo Maraykanku taageero iyo dagaallamayaal Carab ah ayaa sheegay inay si buuxda gacanta ugu dhigeen halkii xarunta u ahaan jirtay kooxda dawladda Islaamiga ee magaalada Raqqa. Afhayeen u hadlay xoogagga SDF, Talal Sello, wuxuu sheegay in xoogagooda ay guushan ku qaadatay shan bilood oo dullaan ah. Hawlgal nadiifin ah ayaa iminka… Read more »