Hogaamiyaha Ururka Xisbullah Oo Ku Dhaartay Inuu Dagaal Jihaad Ah La Galayo Dalka Maraykanka Iyo Israa’iil+Sababta

Lubnaan(Ramaas)Dec/15,2017-Hogaamiyaha ururka Xisbullah ee dalka Lubnaan Xasan Nasrallah ayaa ku dhaartay in uu baabi’in doono dalka Maraykanka waxana uu ku baaqay Jihaad in lagu qaado magaalada Qudus, kadib markii toddobaadii hore Madaxweynaha Maraykanka u aqoonsaday magaalada barakaysan ee Qudus inay tahay caasimada Israel. Xoghayaha Guud ee Xisbullah ayaa qudbad ka jeediyay taleefishin xaruntiisu tahay Beirut… Read more »