Hogaamiyaha Catalonia oo jawab adag laga sugayo

Hargeysa(Ramaas)Oct.19,2017-Hogaamiyaha gobolka Catalonia, Carles Puigdemont waxaa soo foodsaaray wakhtigii kama dambaysta ahaa ee loo qabtay si uu uga laabto dalabka madaxbannaanida, iyadoo Spain ay ku goodiyay in ay meesha ka saari doonto ismaamulka gobolka haddii aysan ka laabanin rabitaankooda inta ka horraysa 10:00 wakhtiga Spain oo u dhiganta (08:00 GMT). Bishii Oktoobar 1 ayuu sixiixay… Read more »