Dawlada Kuuriyada Waqooyi Oo Sheegtay Inay Diyaar U Tahay Adeegsida Hubka Khatarta Ah Ee Nuclear-ka

Hargeysa(Ramaas)March . 4, 2016- Madaxweynaha Dalka Woqooyiga Kuuriya Kim Jong-Un, ayaa Millateriga Dalkiisa ku amray inay isku diyaariyaan Adeegsiga Hubka halista ah ee Nuclear-ka xilli kastaa oo loo baahdo. Wakaaladda Wararka North Korea ayaa baahisay in Hoggaamiyaha dalkaas, Kim Jong-Un, uu sheegay in millatariga dalkaasi ay tahay inay isku diyaariyaan sidii ay u qaadi lahaayeen… Read more »