Dawlada Ruushka Oo  25 Duqeyn Ah Ku fuliyay Dalka Suuriya

Hargeysa(Ramaas)March . 19, 2016-Maamulka Ruushka waxa uu sheegayaa in diyaaradohooda dagaalka ay 25 weerar ka fuliyeen dalka Suuriya. Duqeymahaasi ayey sheegayaan inay ku caawinayeen ciidamada dowladda Suuriya oo weerar ku qaaday magaalada Tudamir (Palmyra). Magaaladaasi waxaa gacanta ku haya kooxda la baxday Khilaafada Islaamka. Xubin ka tirsan waaxda difaaca ee Ruushka waxa uu sheegay in… Read more »