Abwaan Axmed Saleebaan Bidde Iyo Qoyskiisa Oo Eedaymo Kulul Usoo Jeediyey Wasiir Cali Mareexaan Oo Ay Sheegeen Inuu Hor Taagan Yahay Fulinta Amar Kasoo baxay Madaxwayne Siilaanyo

Posted by & filed under News.

Hargeysa(Ramaas)September.21,2017-Abwaanka wayn ee reer Somaliland Axmed Saleebaan Bidde iyo qoyskiisa ayaa eedaymo kulul usoo jeediyey wasiirka hawlaha guud iyo guryeynta Somaliland Cali Mareexaan oo ay ku eedeeyeen inuu diiday fulinta amar kasoo baxay madaxwayne Siilaanyo.   Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka   Ramaasnews-desk Ramaasnews@gmail.com