Daawo Barnaamijka Xusuus Reeb Iyo Dr Cali Khaliif Galaydh Qaybtii Saddexaad.

Posted by & filed under CURRENT SITUATIONS.

Hargeysa(Ramaas)Jul.15, 2017 – Daawadayaal waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa barnaamijka Xasuus Reeb qaybtiisii Saddexaad ee ka baxay telefeeshinka HCTV, barnaamijkan oo ah wareysiyo taxane ah oo uu weriye Maxamuud Cabdi Cali Ducaale la yeeshay horjoogaha Kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa u dhacay sidan ee daawasho haboon:     Ramaasnews-desk ramaasnews@gmail.com