Daawo Barnaamijka Milicsiga Siyaasiga Iyo Madaxa Ololaha Xisbiga Waddani Xamse Cabdiraxmaan Khayre.

Posted by & filed under News.

Hargeysa(Ramaas) Jul.15, 2017 – Barnaamijka milicsiga siyaasiga ee uu daadihiyaha ka yahay faysal Fadhfadhle kana baxa muuqaal baahiyaha Universal, ayaa waxa marti ku ah madaxa ololaha xisbiga Waddani Xamse Cabdiraxmaan Khayre. Barnaamijka oo madaxa ololaha lagu weydiiyey su’aalo fara badan ayaa u dhacay sidan ee daawasho haboon:     Ramaasnews-desk ramaasnews@gmail.com