Daawo Wareysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Hal-abuur Aadan Tarabi Jaamac Qaybta Koowaad.

Posted by & filed under News.

Hargeysa(Ramaas) Jul.16, 2017 – Barnaamijka bandhiga Deeqa oo ka baxa muuqaal baahiyaha Somali Cable, isla markaana ay daadihiso Deeqa Maxamuud Qaloonbi ayaa waxa ay taxane wareysiyo ah la yeelatay hal-abuur Aadan Tarabi Jaamac qaybtiisa koowaad. Aadan Tarabi ayaa ka waramaya taariikho ummadda ku ahaa maqal uun, lamaanaha xayawaanka duur-joogta iyo magacyadooda. Waxa kale oo uu… Read more »