Cawaaqib-xummadda Wiilasheena Yar-yar ee Qabatimay Tuugada Moobilka.

Posted by & filed under CURRENT SITUATIONS.

Waxa muddooyinkii u dambeeyey si aad ah ugu soo batay dhammaanba xaafadaha kala duwan ee caasimadda Hargaysa wiilal yar-yar oo xiliyada habeenkii, gaar ahaan waqtiga fiidka ah dadka ka booba amma ka xooga telefoonnada gacanta (Mobiles), iyagoo eegta marka ay telefoonka ku hadlayaan, isla markaana ay marayaan meelaha madaw. Boobkan amma tuuggaddan caddaanka ah ayaa… Read more »