Daawo Qado Sharaf Maanta Lagu Maamuusay Masuuliyiintii Shalay Kusoo Biiray Xisbiga Waddani.

Posted by & filed under News.

Hargeysa(Ramaas) Jul.21, 2017 – Masuuliyiintii iyo hal-doorkii maalintii shalay kusoo biray xisbiga Waddani, ayaa waxa maanta qado sharaf soo dhaweyn ah ku maamuusay hormuudka xisbiga ee kasoo jeeda gobolada Maroodi-jeex, Saaxil iyo Gabiley. Qado-sharafta iyo hadaladii goobtaa laga jeediyey waa kuwan daawasho haboon:     ramaasnews-desk ramaasnews@gmail.com