Daawo Caaqil Kasoo Jeedda Gobolka Hawd Oo Taxay Balamo Uu Kaga Baxay Xisbiga Kumliye, Bedelkiisiina Caddeeyey In Ay U Guureen Xisbiga Waddani.

Posted by & filed under News.

Baligubadle(Ramaas) Mar.02, 2016 – Caaqil ka soo jeedda gobolka Hawd ayaa sheegay, in ay ahaayeen taageerayaashii iyo dadkii bixiyey codkii uu kusoo baxay xisbiga Kulmiye. Waxaana uu taxay balamo uu sheegay in xisbigaasi kaga baxay, isla markaana waxa uu caddeeyey in isaga iyo taageerayaashiisii gobolka Hawdba ay taageeradoodii ula guureen xisbiga mucaaradka ah ee Waddani…. Read more »