Kulmiye Waa Hasha Geella Cuntee Cabaada.

Posted by & filed under CURRENT SITUATIONS.

Caawa waxa ka dhacay gabilay mudaharaad dhalinyaro isugu soo baxday oo muuse ay ku diidanaayeen kuna dhawaaqayeen Erayo ay ka mid yihiin dooni mayno muuse biixi Ee Tolow mudaharaadkaa caawa ma Waddani baa ka dambeeyey oo dhalanyaradaasi soo Abaabulay!!! Barri hadaan Waaga waraabe cunnin waxa aad arki doontaa iyado oo mudaharaadkaasi iyo isusoo baxa dhalinyaradaasi… Read more »