Kulan Laba Weji Lahaa Oo Madaxtooyadda Ku Dhex-maray Madaxwayne Siilaanyo, Cali Khaliif Iyo Odayaal.

Posted by & filed under News.

siilanyo-iyo-cali-khaliif

Hargeysa(Ramaas) May22, 2017 – Cali Khaliif oo hore isugu magacaabay inuu yahay Madaxweynaha Maamulka Khaatumo ayaa qasriga Madaxtooyadda Somaliland xalay kulan kula qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Siilaanyo, kaasoo dhankiisa Cali Khaliif uu ku weheliyey Wasiirkiisa arrimaha dibeda Mr. Maxamed Shabac. Ma jiro War rasmi ah oo ku saabsan ujeedada Kulankaa oo kasoo baxay… Read more »