Hargeysa(Ramaas)May.18,2017-Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo ah afhayeenka guud ee xisbiga WADDANI ayaa maanta si adag uga hadlay guddiga uu madaxwayne Siilaanyo u magacaabay Kasoo kabashada Abaaraha,waxaana uu sheegay in ay lagama maarmaan tahay in la sameeyo guddi la xisaabtanta xubnahan.

Sidoo kalena waxa uu fariin ku saabsan qaybinta Kaadhadhka codbixinta u direy guddiga Komishanka,isaga oo sidoo kalena ka jawaabay eedaymo masuuliyiin xisbiga WADDANI ka tirsan uga yimi xukuumadda.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

 

 

Ramaasnews-desk

Ramaasnews@gmail.com